Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee SODMA ayaa magaalada muqdisho ku qabtay shir jaraa’id oo looga hadlaayey xaalada abaarta ee kajirta qeybo kamid ah dalka
Shirka ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa abaaraha kajira gobolka Owdal iyo dhamaan degmooyinka uu ka gooban yahay
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi


