Hay’adda World Vision oo agab waxbarasho gaarsiisay deegaanka Bali-gubadle.

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiiru dowlaha  Wasaaradda Waxbarashada iyo maamulka gobalka Hawd ayaa Hay’adda World Vision kala wareegay Agab waxbarsho kasoo la gaarsiiyay magalada Bali-gubadle ee xarunta gobolka howd

Agaabkaan ayaa iskugu jiray dhar kuraas  qalab xafiised qalab waxbarsho iyo mid ciyaaro kasoo  loogu tala galay xarunta waxbarshada magaalada Bali-gubadle.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here