Hay’ado ka digay in muhaajiriin la geeyo Guantanamo.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa ka hor yimid amarka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ah in muhaajiriinta aan sharciga haysan lagu xiro xarunta howlgalka muhaajiriinta ee ku taala saldhigga ciidamada badda Mareykanka ee Guantanamo Bay ee dalka Cuba.

In kasta oo maamuladii hore ay sidoo kale muhaajiriinta ugu hayeen Guantanamo, ayay kooxahan ku doodayaan in waxa Trump uu sameynayo ay taasi ka duwan tahay.

dhawaan ayeey aheed markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu carabka ku dhuftay in lasoo masaafurin donoo dadka aan haysan sharciga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here