Heshiis ku saabsan qeybta saddexaad ee dhismaha wadada laamiga ee Baladweyne oo la kala saxiixday.

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin iyo mid ka mid ah maamulka shirkadda dhismaha adeegsan ayaa kala saxiixday dhismaha wada ka bilaabata agagaarka saldhiga booliska islamarkana aada dhanka buundo weyn, kuna eeg aargada Sheekh Xassan Barsane.

Guddoomiye ku xigeenka maaliyadda iyo siyaasadda gobolka Hiiraan Xassan Ibraahim Cabdulle, guddoomiye ku xigeenka Howlgaha guud ee Maamulka gobolka Hiiraan Cabdi Xuuf, iyo xoghayaha dowladda hoose ee magaalada Baladweyne Yaxye Cabdiraxmaan Macalin Xuseen ayaa goob joog ka ahaa saxiixda dhismaha wadadan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here