Heshiis laga gaaray dilal salka ku haya aano qabiil oo ka dhacay magaalada Caabudwaaq.

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Caabudwaaq ayaa lagu qabtay kulankaan oo looga hadlayay sidii loo adkeeyn lahaa hishiis la dhax dhigay beelo walaala ah oo colaadooda kasoo cusboonaatay magaaladaasi .

Beelahan ayaa waxaa dhexmaray dhacdooyin dil ah kuwaasi oo wiiqay nabadii aay ku noolaayeen labada dhinac.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here