Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo deeq gargaar ah ku wareejisay maamulka deegaanka Lafoole.

0
12

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaliya ayaa deeq gargaar ah oo loogu talagalay dadka dantayar ee ku xoola belay abaarta ka jirta dalka ku wareejisay maamulka deegaanka Lafoole ee gobolka shabeelada Hoose .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.