Hindisaha xeerka Wax ka bedelka iyo Sixida Dastuurka kumeel-gaarka ah Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

0
67

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada dowlad goboleedka koofur galbeed soomaaliya oo lagu Ansaxiyey Hindisaha xeerka Wax ka bedelka iyo Sixida Dastuurka kumeel-gaarka ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Shirka golaha wasiirada dowlad goboleedka koofur galbeed ayaa looga hadlay qobobo kala duwan oo ay ka mid yihiin sugida amniga waxyaabaha u qabsoomay dowlad goboleedka koofur galbeed sanadkii tagay iyo qorshayaasha u qorsheysan sanadkan cusub iyo sidii lagu hirgilin lahaa.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed.