Hogaanka dhalinyarada degmada Jawiil oo codsaday in loo qalabeeyo xafiiskii ay ku shaqeyn lahayeen.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiayaha ururka dhallinyarada degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan oo u waramay Radio Beerlula ayaa codsday in ururka laga caawiyo qalabeeynta xafiis ay ku shaqeeyaan.

Waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo ayaa waxaa ka mid ah Kombiyuutarro lagu keeydiyo xogta ,Soollar la isticmaallo xiliyada ay maqantahay korantada iyo waxyaaba kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here