Hoos u dhac dhaqaale oo ka dhashay maalgashiga barnaamijyada internet-ka oo ka jira Baladweyne

0
181

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Shantii sano ee ugu dambeysay waxaa soo badanayay barnaamijyada la maalgasho ee internet-ka kuwaasoo marar badan lagu dhacay malaayin dollar oo ay maalgasheen inta badan ganacsatada iyo dhalinyarada Soomaaliyeed.

Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolka Hiiraan ayaa ilaa hadda ku baraarujin dhibaatooyinka laga dhaxlo maalgashiga barnaamijyada internet-ka iyagoo markasta ku biiray barnaamijkii soo baxa islamarkana galiya lacago badan, kuwaasoo marka dambe la laga tago.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here