Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa hoos u dhac xogaan laga dareemayaa qiimaha la iibiyo xoolaha suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo sababtay xoolaha la keeno suuqa oo batay
Halka neef ee Ariga ayaa maraya qiimo dhan 50 ilaa 40 dolar halka markii hore la iibin jiray 70 ilaa 80 dolar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


