Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo Digaaga ee suuqyada magaalada baydhabo.

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hoos u dhac xoogan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo Digaaga Suuqyada Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Hoos u dhacaan ku yimid Digaaga ee suuqyada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa sabab u ah in isticmaalka bulshada oo aad u badatay iyaga oo u iscmaala siyaabooyiin kala duwan.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey