Hoos u dhac ku yimid Qiimaha la iibiyo Shidaalka Magaalada Kismaayo

0
134

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qiimaha lagu iibiyo noocyada kala duwan ee shidaalka ee magaalada Kismaayo ayaa hadda hoos u dhac badan laga dareemayaa.

kadib kaalmaha shidaalka oo Kismaayo kuso badanayo, waxana ay sheegen inay Suuqa isbadel weyn ku yimadeen gaar ahaan xiliyada isbadesho Badda.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa   Xaawo Aadan Xuseen.