Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa hoos u dhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo malaayaga suuqayada magaalada muqdisho tasoo ay sababtay bad xirankii oo yaraadaay
Malaayaga ayaa maraya qiimo dhan 3 ilaa 5 dolar halka markii hore la iibin jiray 7 ilaa 8 dolar
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.


