Hoos u dhac ku yimid Qiimaha xoolaha lagu kala iibsado deeegaanka Biyo-cadde

0
112

Baladweyne (Radio Beerlula)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool ee deegaanka Biyo-Cade oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid  qiimaha lagu kala iibsanayo Xoolaha nool gaar ahaan lo’da.

Hoos u dhaca ku yimid qiimaha la iibiyo lo’da ayaa   waxaa sababay abaaraha kajira dalka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaney