Hoos u dhac laga dareemayo qiimaha kaluunka suuqyada Muqdisho

0
191

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qiimaha lagu kala iibsado kalluunka suuqyada  magaalada Muqdisho ayaa laga daremayaa  hoos u dhac ku yimid qimahiisa tasoo ay sababtay dabeeylahii bada oo yaraaday.

Ganacsatada kaluunka suuqayada magaalada Muqdisho ayaa aad ugu faaideystay jalaabashada kaluunka xiliga bad furanka ee aadka loo helo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here