Hoos u dhac laga dareemayo qiimaha la iibiyo xoolaha degmada Buula burde.

0
84

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hoos u dhac baahasan ayaa laga dareemayaa xiligan suuqyada lagu iibiyo Xoolaha ee degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan

hoosa udhaca kuyimid qiimaha xoolaha ayaa waxaa sabab u ah Abaaraha ka jira Dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here