Hoos u dhaca laga dareemayo qiimaha la iibiyo balka suuqyada Baladweyne

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa hoos u dhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo balka suuqayada maagalada Baladweyne taasi oo sababtay in magaalada ayna joogin xoolaha loogu tala galay in balka ay cunan.

Kabaayada balka ayaa la iibiyaa qiimo dhan 0.7 halka markii hore la iibin jiray 2 dolar.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here