Baladweyne ( Radio Beerlula )- Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee qudaarta suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubadda hoose ayaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid kadib markii inta badan ay soo go’een qudaartii ku taalla beeraha gobolka jubadda hoose.
Warbixintan Waxa inoo haysa Maxamed Yuusuf Cabdulahi.