Hoos udhac laga dareemayo qiimaha kaluunka suuqyada Kismaayo

0
118

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa sare ukac xoogan laga dareemaya qiimaha kaluunka bada ee suuqyda magaalada Kismaayo.

Arintan ayaa waxaa usabab ah badxiranka jiro aawgeed waxaana yaraaday kaluunkii la helijiray.

waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here