Baledweyne ( Radio Beerlula )- Faadumo Xasan Nuur oo kamid ah hooyooyinka danyarta ah ee ku nool magaalada Baladweyne isla markaana heeysata caruur agoon ah iyo gabar 22 sano jir ah oo mudo 7 sana ah xanuunsan ayaa xiligaan lasoo darastay xaalad nolol xumo.
Xanuunka haya gabadhha oo aanan ilaa hadda la aqoonsan ayaa sababay in socodkii ay gabto iyadoo qoyskeeda aay qabaan Baahiyaha ugu daran ee aay qoyskan qabaan baahiyo kala duwan oo ay kamid yihiin hoy-la’aan ,Raashiin la’aan iyo caafimaad darro .
waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim
Audio Player