Hooyo danyar ah oo ku nool Baladweyne oo codsatay in gurmad lala soo gaaro

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Iqro Faarax Cabdi waa hooyo ku nool kaamka raage iidle ee magaalada Baladweyne wax soo food saartay xaalad nolol xumo oo ay kamid tahay raashiin la-aan biyo yari iyo hooy-la aan kadib markii xoolaheeda ay ka baabi-isay abaarta.

Waxa ay ka soo barkacday magaalada halgan ee gobalka hiiraan iyadoo halkan usoo maciin biday ineey hesho nolol dhaanta tan ay kasoo hayaantay

Warbixintan waxaa soo jeeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.