Hooyo danyar oo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maceey Maxamed Nuur oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo kunool Magaalada Baladweyne isla markaane kamid ah dadka baahiyah gaarka ah qabo ayaa waxaa soo wajahay xaalad caafimaad daro.

Maamadaan ayaa wax ay ka xanuunsantahay lugaha kadib markii ay jug soo gaartay dhowr sano ka hor .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibrahim