Baledweyne ( Radio Beerlula )-Bilaal Duuroow Guuleed waa wiil da-yar ah oo ka dhashay qoys danyar ah kaasi oo ku xanuunsan kaam barakac oo ku yaalla magaalada Baladweyne.
Wiilkan ayaa ka xanuunsan lug iyo gacan iyadoo qoyskiisa ay waayeen qarash ay ku geeyaan goob caafimaad.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim