Baladwayne ( Radio Beerlula )-Aalo Cali Axmad waa hooyo ku nool magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxaa ka xanuunsan gabar oo ay dhashay taasi oo laga hayo dhabarka.
Gabadhan yar ee xanuunsan ayaa la geeyay isbitaalo badan oo ku yaalla magaalada Hargeysa waxaana qoyskeeda loo sheegay ineey u baahanyihiin qarash lagu daweeyo ama dalka dibadiisa loo qaado
Warbixintan waxa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.