Hooyo gabdheeda ku xanuunsan tahay Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
119

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hooyo Muxibo Idiris waa hooyo ku nool Baladweyne waxaa xanuun daran uu indhaha ka haleelay gabdheeda Mas,alo Cabdi Daahir waxa uuna xanuunkan uu hayaa in mudo ah.

xanuunka gabadhan haayo ayaa dhaqaatiirta Baladweyne ku sheegeen in magaalada wax looga qaban karin ayna ubaahantahay caafimaad magaalada muqdisho ah ama dalka dibadiisa ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan