Baladweyne(Radio Beerlula)-Hooyo Ruquyo Cabdi Fiidow oo ku nool kaamka cadaleey ee maagalada Baladweyne ayaa lasoo darastay xaalad nolol xumo maadama ay heyso 8 curuur ah uu dhalay wiilkeeda kaas oo aan hadda la joogin ubadkiisa.
Hooyo Ruquyo ayaa la indhaha- waxaana caruurta ay u baahan yihiin daryeel caafimaad iyo mid wax barasho mana awoodo
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen