Hooyo ku xanuunsa Baladweyne oo codsatay in la caawiyo

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hooyo Dahabo Xuseen Siyaada waa hooyo la xanuusan cudurka dhimirka islamarkaana ku nool Deegaanka Ceel jaale ee duleedka Magaalada Baldweyne .

Hooyo Dahabo wax ay kasoo jeedaaa qoys danyar ah mana awoodo qarashkii ay ku tagi laheed dhaqtarka.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.