Hooyo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay gar gaar caafimaad

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Siraad Xaanshi waa hooyo 75 sano jir ah isla markaana ku nool magaalada Baladweyne waxaana ay la il daran tahay Buro afka kaga taalLo

Hooyo Siraad oo ah hooyo aan wax carur ah aan heysan ayaa sheegtay in dhibaato badan ku qabto Burada afka kaga taallo waxna aaysan ka cuni Karin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.