Hooyo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
153

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xalimo cabdi bilIs waa hooyo ay heysto xaalad cafimaad daro waxa ayna ku nooshahay mid ka mid ah kamamka barakacayaasha ee magalada Baladweyne.

Hoyo xalimo ayaa waxaa buro kaga talaa naaska waxeyna ka xanun san tahay mudo badan mana helin daryeel caafimaad mana heysto qarash ay ku tagto xarumaha cafimaadka ee ku yaalo magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.