Hooyo ku xanuunsan Qradho oo codsatay in lasoo caawiyo.

0
122

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hooyo maryan maxamad cali oo ku xanuunsan deeganka burtinle ee gobolka nugaal ayaa waxaa ay la xanunsan tahay buro kaga taalo dhuunta xanunka hoyo maryan ayaa dalka wax loga qaban wayay

Maamo maryan ayaa waxaa dhib ku ah in ay wax cunto iydoo mararka qaar neefta ku dhagto waxowna xanunkaan hayaa mudo 7 sano ah

Qadro maxamad ah oo ah maamo maryan walasheed ayaa ka warmeyso xalada hoyo maryan iydoo shegtay in xanunkeda dalka wax loga qaban karin

Warbixintaan waxa soojeedinaysa   Xaawo Aadan Xuseen.