Hooyo la xanuunsan buro kaga taala Afka oo bulshada Baladweyne ka codsatay in ay caawiyaan.

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hooyo salaado xaashi waa hooyo la xanunsan  buro kaga taalo afka isla markaana ku nool kaamka gabooyo 1 ee  maagalada Baladweyne  .

Hooyadaan oo aan dhalin wax caruur ah ayaa burada la xanunsan mudo shan sano ah iyadoo waaysay qarashkii ay ku tagi leheed xarun caafimaad.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.