Hooyo Soomaliyeed oo ku Nool Garowe oo nolosheeda ka maareysa iibinta Cadayga.

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hooyo Sangaabo Cali Maxamad waa hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Garowe isla markaana ku dhiiratay ineey nolosha 9 caruur ah oo ay dhashay ka maareeyso iibinta cadayga.

Cadaygan ayeey ka keenta deeganada hoosyimaada magaalada Garoowe iyadoo geeysa meelaha dadku u badanyihiin si looga iibsado

Warbixintan waxaa soo  jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim