Hooyo Soomaliyeed oo ku xanuunsan magaalada Badhan oo codsatay in la caawiyo

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku dhawaad saddex sano ayeey la nooshay xanuunada ku dhaca Xididada dhiiga waa Nuuro Cabdulaahi Saalax oo ka dhalatay qoys danyar ah oo ku nool magaalada Badhan ee gobalka Sanaag.

Nuura Cabdulaahi Xasan ayaa waxaa la geeyay goobo caafimaaad oo ku yaalo dalka balse dhaqaatiirta ay u sheegeen in ay ubaahantay caafimaad dalka dibadiisa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.