Hooyo wiilkeeda ku xanuunsan yahay Baladweyne oo codsatay in la caawiyo.

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ayaan Cali waa hooyo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka xanuunsan wiil yar oo ay dhashay kaasi oo laga haayo lugaha.

Wiilka yar ee xanuunsan ayaa la geeyay isbitaalo badan oo ku yaalla magaalada Baladwyne waxaana qoyskeeda loo sheegay ineey u baahanyihiin qarash lagu daweeyo ama dalka dibadiisa loo qaado.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.