Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan islamarkaana ay kale tageen nimankii qabi jiray ayaa bilaabay inay abuurtan fursado ganacsi nolol maalmeedka caruurtooda ay ku mareeyaan.
Ganacsiyada ay sameeysteen Haweenkaan ayaa waxaa kamid ah ibinta qudaarta iyo karinta Cuntada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.