Hooyooyin ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya lacagaha ay ka helaan dhismaha guryaha.

0
184

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo kunool Magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkooda ka maareeyo dhismaha guryaha dhagaxa ah ee kusoo badanaya Magaalada.

doorka haweenkan aay ku leeyihiin dhismaha guryaha ayaa ah qaadista shamiitada la qasay iyo dhagaxa gaadiidka aay keeneen agagaarka goobaha aay ka socdaan dhismaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here