Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Hiil Dhaqan ayaa magaalada Qardho ee gobolka Karkaar uku qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen 25 kamid ah hooyooyinka suuqa Qardho wax ku iibsada iyaga oo baray Xisaabta Somaliga iyo maadooyin kale.
munaasbada aay kuqalin jabinayeen hooyooyinka ayaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan maamulka Puntaland madaxda ururka Hiil Dhaqan ganacsato iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.


