Hooyooyin waxbarashada ka haray markay guursadeen oo hadda ku biiray jaamacadaha Baladweyne

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkasta oo haweenka intooda badan xiliga guurka ka dib ay ka haraan waxbarashada sababa la xiriira caqabado uga yimaada seeygooda iyo shaqada guriga oo isbiirsaday ayaa hadana waxaa jira haween kale oo ku nool magaalada Baladweyne kuwaasi oo ku dhiiraday ineey waxbartaan iyagoo leh caruur kuwaasi oo hada maraya heerka 1 aad ee waxbarashada jaamacada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.