Hordhac: Argentina Vs Saudi Arabia

0
5

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xulka qaranka Argentina ayaa la ciyaari doona xulka Saudi Arabia kulan ka tirsan Group-ka C ee koobka adduunka kana dhici doona garoonka Lusail Staduim

Xulka Argentina ayaa kulanka soo galaya iyaga oo doonaya in ay guul ku bilowdaan tartanka koobka adduunka isla markaas garaacaan xulka Saudi Arabia.

Dhinaca kale xulka Saudi Arabia ayaa doonaya in ay ka yaabsadaan adduunka isla markaas garaacaan xulka ka socda Latin America.

Kulanka: Argentina Vs Saudi Arabia

Tartanka: Koobka Adduunka

Wakhtiga: 1:00

Garoonka: Lusail Staduim