Hordhac: Arsenal Vs Tottenham

0
158

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexamri doona kooxaha Arsenal iyo Tottenham kulan ka tirsan premier League kana dhici doona garoonka Emirates.

Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya guul ay ka gaadhana kulanka si ay u sii wadaan guulaha xidhiidhka ah ee premier League.

Kulanka: Arsenal Vs Tottenham

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 4:00

Garoonka: Emirates