Hordhac: Barcelona Vs Almeria

0
18

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda Almeria kulan ka tirsan horyaalka La liga kana dhici doona garoonak Camp Nou.

Barcelona ayaa doonaysa in ay ka soo kabsato ka hadhista champions League waxana ay doonayaan in ay garaacaan kooxda ku soo laabatay horyaalka.

Dhinaca kale Barcelona ayaa macasalaamayn doonta Halyeyga kooxda ee Gerard Pique kaas oo kulankiisii ugu dambeeyay u ciyaari doona kooxda Barcelona.

Kulanka: Barcelona Vs Almeria

Tartanka: La Liga

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: Camp Nou