Hordhac: Brentford Vs Chelsea:

0
151

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda chelsea ayaa marti u noqon doonta kooxda Brentford kulan ka tirsan todobaadkii 11-aad ee horyaalka premier League.

Blues ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay sii wadaan guulaha Premier League isla markaas gaadhaan guushoodii 5-aad oo xidhiidh ah premier League.

Dhinaca kale Brentford ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay gaadhaan guushoodii 2-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League.

Kulanka: Brentford Vs Chelsea

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 9:30

Garoonka: Gtech Community Staduim