Hordhac: Celtic vs Real Madrid: Los Blancos Oo Bilaabanaysa Difaacashada Champions League.

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Real Madrid ayaa marti u noqon doonta kooxda Celtic kulan ka tirsan wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Real Madrid ayaa bilaaban doonta difaacashada tartanka champions League oo ay ku guulaystay tartanka xilli ciyaareedkii hore.

Dhinaca kale Celtic ayaa doonaysa in ay natiijo fiican kala baxday kulanka kuna rajo weyn in ay meel fiican ka gaadho tartanka.

Kulanka: Celtic Vs Real Madrid

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Celtic Park