Hordhac: Denmark vs Tunisia

0
9

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xulalka Denmark iyo Tunisia ayaa isaga hor iman doona garoonka Education City Staduim kulan ka tirsan Group-ka D.

Kulanka ayaa ah mid isku dheeli-tiran isla markaas labada xulba fursad u haystaan in ay guul ka gaadhaan kulanka.

Xulka Denmark ayaa doonaya in uu gaadho guul muhiim ah oo ka caawisa in ay rajo ka helaan wareega xiga ee tartanka.

Sidoo kale xulka Tunisia ayaa doonaya in ay garaacaan saaxiibada Chritian Eriksen si ay u gaadhaan guul muhiim ah.

Kulanka: Denmark Vs Tunisia

Tartanka: Koobka Adduunka

Wakhtiga: 4:00