Hordhac: Dinamo Zagreb Vs Chelsea:

0
145

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Chelsea marti u noqon doonta kooxda Dinamo Zagreb kulan ka tirsan kulankoodii ugu horeeyay ee wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Blues ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay Guul ku bilowdaan xilli ciyaareedkooda tartanka champions league xilli ciyaareedkan.

Dhinaca kale kooxda Dinamo Zagreb oo garoonkeeda la joogo ayaa doonaysa in ay natiijo fiican kala baxaan kulanka ay la ciyaari doonaan chelsea.

Kulanka: Dinamo Zagreb Vs Chelsea

Tartanka: Champions League

Wakhtiga: 7:45

Garoonka: Stadion Maksimir