Hordhac: England Vs Iran

0
187

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xulka Qaranka England ayaa la ciyaari doona xulka Iran kulan ka tirsan Group-ka B ee koobka adddunka.

England ayaa doonaysa in ay guul ku bilaabato koobka adduunka iyada oo doonaya in ay muujiyaan in ay meel fiican ka gaadhi doonaan koobka adduunka.

Dhinaca kale xulka Iran ayaa doonaysa in ay gaadho guul ka caawisa in ay rajo fiican ka lahaato u gudbista wareega xiga ee tartanka koobkaa dduunka.

Kulanka: England Vs Iran

Tartanka: Koobka Adduunka

Wakhtiga: 4:00

Garoonka: Khalifa International Staduim