Hordhac: Italy Vs Albania: Azzurri Oo Bilaabaya Difaacashada Tartanka Euro-da

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xulka qaranka Italy ayaa bilaaban doona difaacashada Euro iyaga oo la ciyaari doona xulka Albania kulankoodii ugu horeeyay.

Italy oo ku guulaystay tartanka Euro 2020 ayaa la ciyaari doona xulka Albania kulan uu doonayo in badiyo kulanka.

Albania ayaa doonaysa in ay qarxiso lama filaan isla markaas garaacdo xulka difaacanaya tartanka.

Kulanka: Italy Vs Albania

Tartanka: Euro 2024

Wakhtiga: 10:00

Garoonka: Singal Iduna Park