Hordhac: kooxaha galabta ku balansan tartamada ka socda Baladweyne.

0
285

Tartanka is dhaxgalka aarta Xaafadood ee magaalada Baladweyne waxaa la filayaa galabta inay wada ciyaaraan Kooxaha Holwadaag A iyo Xaawo Taako B.

Ciyaarta labadan kooxood ayaa bilaaban doonta  04:30.

Dhanka kale waxaa wada Ciyaaraya Tartanka Faarax Gubadleey Buulada iyo Gaadiidka.

Labadan koxood ayaa kooxda laga badiyo ka hari doonta tartanka.

Ciyaarta ayaa bilaaban  doonto 04:30.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here