Hordhac: kulamada galabta laga ciyaari doono magaalada Baladweyne

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa wali si xiiso leh uga socda tartanka kooxaha heerka labaad , kaasoo hadda wareegii labaad la soo gaba gabeeyay.

Tartanka ayaa maanta laga ciyaari doonaa saddex kulanka koowaad ayaa waxaa fooda is dari doona kooxaha  Doonka iyo Xidigaha ayaa ciyaari doonaa 2:30 PM.

kulanka labaad ayaa wxaa wada ciyaari doona Buundo weyn iyo Kasarani 3:30 PM.

Ugu dambeyntii kulanka saddexaad  ayaa dhaxmari doonaa kooxaha Wadajir *VS* Gaadiidka saacada marka ay tahay 4:30 PM ee galabnimo.