Hordhac: kulamada galabta laga ciyaari doono magaalada Baladweyne

0
111

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa wali si xiiso leh uga socda tartanka kooxaha heerka labaad , kaasoo hadda wareegii labaad la soo gaba gabeeyay.

 

Tartanka ayaa maanta laga ciyaari doonaa saddex kulanka

 

Halkaan waxaan idiigu soo gudbineena magacayada kooxaha  ciyaaraya iyo saacadda ay baasa doonaan